Qabashada 5 Kursi oo kamida kuraasta Banaadiriga oo La shaaciyey

Doorasho

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka,kuwaasi oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda.

Kuraasta Tirsigoodu yahay Hope105, Hope 265, Hope 266, Hope 034 iyo Hope084, ayaa dhawaan lagu doran doona Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.