Xildhibaan Barkhad Batuun oo eedeyn usoo Jeediyey Madaxtooyada Soomaliland

batuun

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamida Xildhibaanada aqalka wakiilada Soomaliland ayaa waxuu ku eedeyey dhibaatadii shalay ka dhacday golaha wakiilada inay ka masuul tahay Madaxtooyadu waxay Golaha ku haysaa faragalin qaawan, wixii shalay dhacayna Masuuliyadeeda waxa qaadaya Muuse Biixi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.