Jubbaland oo Shaacisay Doorashada 14 Kursi oo kamida Kuraasta Aqalka Hoose

axmedmadoobe

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay liiska 14 kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.