Maamul Goboleedyada oo la Faray In 48 Saacadood lagu bilaabo doorashada Golaha shacabka

doorasho

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa guddiyada doorashada ee Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ka dalbaday in 48-saac gudahood ay ku bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ama bulshada ay u cadeeyaan sababta ka hor taagan inay bilaabaan doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.