Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Xubnaha labada golle iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Kismaanyo ayaa Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdule ee Magaalada Kismaanyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.