Daawo:Madaxwayne Guudlaawe oo shir gudoomiyey Shirka Amniga Hirshabelle

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Maamulka Hirshabeelle, kaas oo ay kasoo qeybgaleen Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyo laamaha Amniga ee ka howgala Hirshabeelle.

Shirkaan ayaa looga hadlay dardargalinta amniga guud ee hirshabeelle iyo waxka qabashada qaraxyada qorshaysan ee argagixisada kawadaan deegaanada Hirshabeele gaar ahaan Magaalada Jowharf.

Madaxweynaha ayaa Kulankaan warbixino uga dhageystay Saraakiisha Hay’addaha Amniga isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo adkeynta amniga deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Caasimada Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.