Sawiro:Rooble oo Jabuuti u tagay sidii uga qayb gali lahaa Madasha Heritage

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen  Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Dalka Djibouti, halkaas oo uu ku soo xiri doono Madasha Aragti Wadaagga Heritage.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa inta ay joogaan Djibouti waxa ay kulamo la qaadan doonaan qaar ka mid ah Madaxda dowladda Djibouti, waxaana uu Ra’iisul Wasaaraha soo xirayaa Madasha Aragti Wadaagga Heritage.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.