Wasiirkii arimaha dibada ee Xilka laga qaaday oo Puntland Xildhibaan u doontay

wasiir

Wasiirkii hore ee Arimaha dibada Somaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo kamida musharaxiinta Barlamaanka Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo, waxaana soo dhaweyntii ka qayb qaatay waxgaradka, dhalinyarada, haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.