Mareykanka oo Madaxda Maamul Goboleedyada ka dalbaday Bilaabista Doorashada

rooble

Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa Madaxda maamul Goboleedyada sida Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug loogu booriyey inay ka foggaadaan dib u dhac kale oo ku yimaada doorashada dalka.

Mareykanka ayaa Madaxda maamulada ka dalbaday in si deg-deg ah u soo gabagabeeyaan doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka isla markaana doorashada noqoto mid lagu kalsoonaan karo, hufan oo loo dhan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.