Rooble oo furay kulan looga hadlaayo geeddi socodka dowladnimada ee xilliga kala guurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka, kaas […]