Daawo:Ehelada Wiil iyo Gabar Walaala ah oo Muqdisho lagu dilay oo dalbaday Cadaalad

Sakariya

Ehelada Sakariye Maxamud Kalafoge iyo walaashiis Sowdo Maxamud Kalafoge oo askari ka tirsan ciidamada dowlada xabad ku furay ayaa sheegay in Meydadka labada Marxuum la aasi doonin ilaa Cadaalad ay ka helaan, lana soo qabto Ciidankii falkaas geystay.

Ehelada ayaa sidoo kale Madaxda dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo laamaha amniga ka Codsaday in Cadaalada la horkeeno Askartii ka dambeysay dilkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.