Daawo:Maamulka iyo Shaqaalaha Isbitaalka Balanballe oo abaalmarin la gudoonsiiyey

Balanballe

Xaflad Abaal marino lagu Gudoonsiinayay Sidoo kalana loogu mahad celinayay Shaqalaaha iyo howl wadeenada Isbitaalka Guud ee Dagmada Balanballe ayaa lagu qabtay Degmadaas, waxaana kasoo qayb galay munaasabadaa Maamulka iyo bulshada degmada Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.