Daawo:Beel Kamida Beelaha daga Boosaaso oo Taageray Go’aankii Deni

deni

Mid kamid ah Beellaha dega gobalka Bari ee Ismaciil saleebaan ayaa war murtiyeed kasoo saaray xiisada beryihii lasoo dhaafay ka jirtay Boosaso gaar ahaan xilka qaadistii taliyihii hay’ada PSF, waxayna Tageereen Xilka qaadistii uu sameeyey Hogaamiyaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.