Daawo:Kulan Loogu Ducaynayo Suldaan Xasan yare ayaa Lagu qabtay Caabudwaaq

Xasanyare

Kulan loogu Ducaynayo alle ha unaxariistee marxuun Suldaan Xasan yare Cilmi jaamac ayaa lugu Qabtay Dagmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, waxaana kulan kaan kasoo qayb galay Masuuliyiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamul Gobaleedka galmudug, maamulka dagmada Caabudwaaq, odayaal dhaqan, aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo qaybaha Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.