Rooble oo furay kulan looga hadlaayo geeddi socodka dowladnimada ee xilliga kala guurka

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uuliyiin katirsan Dowaldda federaalka ah ee Soomaaliya, wafuud ka socota bulshada rayidka iyo marti sharaf kale oo shirka lagu casumay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.