Daawo:Taliska Boliiska ayaa war ka soo saaray falkii lagu dilay labo dhallinyaro

boliis

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey dil xalay Magaalada Muqdisho loo geystay Wiil iyo Gabar walaalo ah, kuwaasi oo wada saarnaa Mooto Bajaaj.

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in dilka loo geystay Sakariye Maxamud Kalafoge iyo Sowdo Maxamud oo dhacay xalay, isla markaana ay fuliyeen rag watay Gaari cabdibile ah oo u eg kuwa Ciidanka dowladda Federaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.