Daawo:Cumar Filish iyo Wasiir Dubbe oo Dhismo Cusub ka dhagax dhigay Muqdisho

dubbe

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaari Aparment-2.

Dhagax dhigaani waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaarada Warfaafinta XFS, wasiir Dowlaha wasaarada howlaha guud ee XFS iyo madaxda shirkadaha Saafaari iyo IBS-Bank.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.