Qoysas ay saameeyeen abaaraha Gedo ayaa maanta la gaarsiiyay deeq gargaar ah

rashin

Guddiga gurmadka abaaraha Gobolka gedo ayaa 250 Qoys oo ka soo barakacay abaaraha ka jira gobolka Gedo ayaa maanta gaarsiiyey deeq gargaar ah taas oo ka timid walal Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.