Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

booliis

Sawiro:Munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan booliiska Soomaliyeed

4th November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed isla […]

zakriya

Dhageyso:Xildhibaan Zakariye oo eedeyn u jeediyey Hay’ada NISA

3rd November 2021 admin 0

Xildhibaan Zakariya Xaaji Maxamuud ayaa Hay’adda Nabadsugida Soomaaliyeed ku eedeeyey inay la wareegeen Dayuuradaha iswada “Drones” oo uu ka keenay wadanka Turkiga, Diyaaradahaas oo ay […]

Soomaaliya oo 30 sano ka dib ku biirtay ururka la dagaalanka Ayaxa Wadamada Bariga Africa

3rd November 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wahliyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Kulan laqaatay Safiirka Cusub ee shiinaha u fadhiya Soomaaliya

3rd November 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

shiiqshaakir

Daawo:Hawgalo lagu Baaqsanayo Sheekh Shaakir iyo jamhadiisa oo Guriceel ka dhacay

3rd November 2021 admin 0

Taliska ciidanka Ammaanka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay howgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay ka sameeyeen degmadaas iyo deeganada ku hareeraysan oo […]

wasiir

Wasiirka Caddaladda oo qaabilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya

3rd November 2021 admin 0

Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane  Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya, sidoo […]

diyaarad

Daawo:Diyaarad Dabdamis La’aan ugu Gubatay degmada Doolow ee gobolka Gedo

3rd November 2021 admin 0

Diyaarad xamuul kasoo qaaday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dambku qabsaday Garoonka diyaaradaha Doolow ee gobolka Gedo, waxaana loo waayey dabdamis kaas oo uusan lahayn Garoonka […]

bardheere

80 Jir la weeraray Beertiisii Baraawe ayaa baaq u diray Madaxda Soomaliyeed

3rd November 2021 admin 0

Mid kamid ah Odayaasha Beeraleyda Baraawe ayaa shegay in weerar lagu so qaaday beertiisa waxuuna baaq dheer ah udire Madaxda Dowlada iyo kuwa maamulka Koonfurgalbeed

Daawo:Deegaanka Soomaalida oo looga dhawaaqay dagaal ka dhana TPLF

2nd November 2021 admin 0

Golaha hawl-fulinta Deegaanka Soomaalida oo kulan deg-deg ah yeeshay maanta dagaalka Ciidamada TPLF ay kula jiraan dowlada iyo shacabka Itoobiya ayaa soo saaray war-saxaafadeed. Sida […]

wabi

Jowhar:Gudoomiyaha Barlaamnka hirshabeelle oo Booqday xaafado ay sameeyeen Roobab

2nd November 2021 admin 0

Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta kormeer ku tagay xaafadaha looga Barakacay Roobkii maalamahan ka da’aayay Magaalada Jowhar.

abiyaxmed

Abiy Axmed oo Gurmad Waydiistay Dalalka Dariska ah kadib markii ajaanib Itoobiya ku Soo duushay

2nd November 2021 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Taageero Ciidan Waydiistay dalalka Dariska la ah Itoobiya sida Soomaaliya, Jabuuti iyo Eratria kadib markii lagu soo dhawaaday Magaalo Madaxda […]

guddomiyeciro

Maamul Goboleedyada oo loogu baaqay bilaabida doorashada Golaha Shacabka

2nd November 2021 admin 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021 la […]

daljir

Daawo:Puntland oo gudoomiyaha dorrashada Soomaaliya is Hortaag ku samaysay

1st November 2021 admin 0

Maamulka Puntland ayaa joojisey madal dood wadaag ah oo uu ku casunaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka, Maxamed Cirro taas ay ka qayb galayeen masuuliyiin iyo […]

isbitaal

Daawo:Talyaaniga oo dhaqaalo ku Bixinaya dhismaha Isbitaalka xooga dalka soomaliya

1st November 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Qeybta bukaan Jiifka isbitaalka Xoogga Dalka oo dib u dhis lagu […]

ilyaas

Wasiirka Warfaafinta KGS Sheekh Ilayaas ayaa la kulmay Abwaanada, Fanaaniinta iyo Musiklayda

1st November 2021 admin 0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya MudaneSheekh Ilyaas Cali Nuur Cali ayaa maanta Shir la qaatey qaar ka mid ah Abwaanada, Fanaaniinta iyo […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes