Daawo:Diyaarad Dabdamis La’aan ugu Gubatay degmada Doolow ee gobolka Gedo

diyaarad

Diyaarad xamuul kasoo qaaday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dambku qabsaday Garoonka diyaaradaha Doolow ee gobolka Gedo, waxaana loo waayey dabdamis kaas oo uusan lahayn Garoonka diyaaradaha.

Shaqaalihii iyo rakaasbkii saarnaa diyaarada ka badbaaday dabkaas ka dhex kacay Diyaarada gudaheeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.