Daawo:Talyaaniga oo dhaqaalo ku Bixinaya dhismaha Isbitaalka xooga dalka soomaliya

isbitaal

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Qeybta bukaan Jiifka isbitaalka Xoogga Dalka oo dib u dhis lagu sameeynayo, laguna soo kordhinayo qayb cusub.

Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaliya oo madasha dhagax dhiga kasoo qayb galay ayaa dhankiisa sheegay in dowladda talyaaniga ka qayb qaadanayso qaybta cusub ee la doonayo in lagu soo kordhiyo qaybta bukaan jiifka Cisbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.