Wasiirka Warfaafinta KGS Sheekh Ilayaas ayaa la kulmay Abwaanada, Fanaaniinta iyo Musiklayda

ilyaas

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya MudaneSheekh Ilyaas Cali Nuur Cali ayaa maanta Shir la qaatey qaar ka mid ah Abwaanada, Fanaaniinta iyo Music-tayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bahda Fanka KGS ayaa Wasiirka kaga mahadceliyey kulanka uu la qaatey iyo sida uu u dhageytey baahiyahooda, waxay Sidoo kale Wasiirka uga mahadceliyeen sida uu bahda Fanka marwalba u garab taagan yahay.

Wasiirka Ilyaas Cali Nuur Cali Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Bulshada ayaa Bahda Fanka uga mahadceliyey sida ay kaalinta muuqata ay uga qaadanayaan Hormarka KGS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.