Daawo:Puntland oo gudoomiyaha dorrashada Soomaaliya is Hortaag ku samaysay

daljir

Maamulka Puntland ayaa joojisey madal dood wadaag ah oo uu ku casunaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka, Maxamed Cirro taas ay ka qayb galayeen masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Puntland.

Maamulka Puntland ayaa Joojiyey xafladii markiii ay bilaabatay waxaana goobta ku sugnaa Waxgarad, dhalinyaro, Aqoon yahan, Siyaasiyiin iyo Marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.