Soomaaliya oo 30 sano ka dib ku biirtay ururka la dagaalanka Ayaxa Wadamada Bariga Africa

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wahliyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.