Wasiir Dubbe oo Kulan laqaatay Safiirka Cusub ee shiinaha u fadhiya Soomaaliya

wasiir

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.