Daawo:Hawgalo lagu Baaqsanayo Sheekh Shaakir iyo jamhadiisa oo Guriceel ka dhacay

shiiqshaakir

Taliska ciidanka Ammaanka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay howgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ay ka sameeyeen degmadaas iyo deeganada ku hareeraysan oo ay ku dhuumalaysanayaan Sheekh Shaakir iyo Ciidamadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.