Sawiro:Munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil ka tirsan booliiska Soomaliyeed

booliis

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed isla markaana derajooyin loogu xirayo saraakiil tababar layli sarkaal ku soo qaadatay dalka Masar, taas oo ka socoto dugsiga tababarrada booliska ee General Kaahiye.

Saraakiisha maanta Ra’isul wsasaaraha dalacsiiyay ayaa ah affar gabdhood oo muddo lix sano ah tababar ku soo qaatay dalka Masar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.