Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2021

lafatagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Gaaray Magaalada Xudur

29th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo kuso gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool. […]

Doorasho

Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Soo Saaray Jadwalka Laba Kursi oo Golaha Shacabka ah

29th October 2021 admin 0

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo jeeda […]

qoorqoor

Qoorqoor oo sheegay inay Cidna Ka Aqbaleyn Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Galmudug

29th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Magaalada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada […]

geel

Daawo:Xoolo Nool iyo raashin la gaarsiiyey Ciidamada Dowlada ee Kusugan Guriceel

28th October 2021 admin 0

Odayaasha dhaqanka degmada Guriceel ee Gobolka galgaduud ayaa deeq xoolo nool iyo raashin ku wareejiyay ciidamada qalabkasida ee degmada guriceel ku sugan sida si ugu […]

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Guriceel

28th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray MagaaladaGurceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo si weyn loogu soodhaweyay. Madaxweynaha ayaa waxaa Guriceel kusoo […]

jacfar

Dowlada Soomaaliya oo ammartay in laga guuro dhulka War-laliska Deyniile

28th October 2021 admin 0

Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu faray dadka deggen dhulka War-laliska ee degmada Deyniile inay muddo kooban ugu baxaan. “Wasaaradda […]

amisom

Amisom oo beenisay inay ku lug lahayd dagaalkii ka dhacay Guriceel

28th October 2021 admin 0

Hoggaanka howl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa iska fogeeyay eedeymaha ku saabsan in ay ku lug lahaayeen, isla markaana ay taageero ku siiyeen ciidamada […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer kasoo saaray ku takri-falka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada Doorashada.

27th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego; Madaxweynaha oo tixraacaya […]

puntland

Daawo:Puntland oo iska fogaysay eedeyntii ay u soo Jeedisay Galmudug

27th October 2021 admin 0

Qaar kamida masuuliyiinta Puntland ayaa waxba kama jiraan ka dhigay wararka sheegaya in Maamulka Puntland saamayn kuleedahay Dagaalkii Magaalada Guriceel iyagoo taageera siinaysana Ahlusuna.

khadiijo

Wasiir Khadiijo oo gargaar deg deg ah u dirtay Magaalada Guriceel

27th October 2021 admin 0

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmahii lasoo dhaafay ciidanka […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo La xariiray Gudoomiyaasha Siyaasada Punland

27th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda ee Puntland ee ku tartamay doorashada dadweynaha ayaa ugu hambalyeeyey natiijada […]

laftagareen

Sawiro:Laftagareen oo qaabilay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed

27th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed […]

shiiqshaakir

Ciidamadii Sheekh Shaakir oo Iskaga Baxay Magaalada Guriceel

27th October 2021 admin 0

Sheekh Shaakir iyo Ciidankiisii Ahlu-Sunna oo wata gaadiidkooda dagaalka ayaa ka baxay magaalada Giriceel kadib dagaal adag oo Maalmo Qaatay. Ciidamada Ahlu-Sunna ayaa fariisinkii ay […]

beesha

Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Magaalada Guriceel

26th October 2021 admin 0

Saaxiibada Beesha Caalamka* ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Colaaddu ma aha oo kaliya mid sababaysa dhibaato bini’aadanimo oo […]

Rooble

Daawo:Rooble iyo 30 Jirkii oo Booqday ha’ada Nabadsugida

26th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Amniga gudaha ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes