Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Gaaray Magaalada Xudur

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo kuso gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka, kan Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur ku soo dhoweyey Wafdiga uu hogaaminayey.

Madaxwayne Laftagareen ayaa inta uu kusugan yahay Magaalada Xudur waxaa uu kulan laqaadan doonaa Maamulka iyo Bulshada Magaalada Xudur ayakoo kawada hadli doona dhibaatada ay ku hayaan argagixisida Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.