Qoorqoor oo Guriceel ka dhigay Degmo iyo Cali Ciid oo Isbaaro u dhigtay Balanballe

caliciid

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xalay Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada oo iskugu jiray odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ganacsatada, haweenka iyo dhalinyarada.

Madaxwaynaha Galmudug oo Gudoomiyey Shirka Golaha wasiirrada Galmudug ayaa maagaalada Guriceel Dagmo Buuxada u aqoonsaday.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa waxaa loo adeegsaday burburinta iyo ka hor imaadka horumarka Deegaanada uu matala tii ugu damabysay waxay ahayd markii uu ka horyimid Golihii deegaanka degmada Balanballe waxaa kaloo Madaxwayne kuxigeenka loo adeegsaday inuu Xilka ka qaado Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir ayaa waxuu dhumiyey kalsoonidii Bulshada Mareexaan ee u matalayey taas oo taas oo kamid noqotay caqabadaha tirada badan ee Galmudug haysta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.