Daawo:Bulshada Balanbal oo Loogu Baaqay inay ka qayb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaradaha

balanbal

Kulano ay soo qaban qaabiyeen guddiga dhismaha airporta degmada Balanballe ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Balanballe waxaana u jeedkiisu ahaa sidii ay bulshada Balanablle ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay oga qayb qaadan lahaAyeen dhamaystirka garoonkan oo la rabo in si wada jira loogu dhiso isku tashi bulsho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.