Qoorqoor oo Waheliyo Mahad Salaad ayaa Booqday Xeryaha Ciidamada ee Guriceel

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo waheliyo Mahad Salaad ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee Degmada Guriceel.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyn ku ammaanay Ciidanka Qalabka Sida wanaagsan ay uguteen waajibaadkooda iyo sida markasta ugu taaganyihiin difaaca ummadda Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.