Qoorqoor oo sheegay inay Cidna Ka Aqbaleyn Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Magaalada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada oo iskugu jiray odayaasha dhaqanka, waxgaradka, ganacsatada, haweenka iyo dhalinyarada.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa tacsi u diray dhammaan dadkii ku geeriyooday dagaaladii dhacay, halka kuwii ku dhaawacmay oo u rajeeyay Caafimaad, wuxuuna sheegay inay dhibaato soo gaartay dadkii shacabka ahaa ee ku barakacay Colaadii Guriceel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.