Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2021

deni

Deni oo Kulan La qaatay Gudiga doorashada Heer Federaal

31st October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo uu […]

rooble

Rooble oo kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada gobolada waqooyi

31st October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee […]

rooble

Rooble oo Fuliyey Amarkii Madaxwayne Farmaajo

31st October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban. 1 } Wasiirka […]

lafatagareen

Madaxwsynaha Koonfurgalbeed oo Dib ugu Laabtay Baydhabo

31st October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Hudur ee Gobolka Bakool […]

Doorasho

Guddiga xallinta Khilaafaadka oo ka horyimid habraaca doorashada gobollada waqooyi

31st October 2021 admin 0

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Heshiiskii 17 Septembar 2020, Habraacii 1-da October ee lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban […]

shiiqshaakir

Dhageyso:Sheekh Shaakir oo ka hadlay Jabkii kasoo gaaray Guriceel

31st October 2021 admin 0

Shiikh Maxamed Shaakir ayaa waxa uu ka hadlay, arimo badan oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Guriceel iyo waxa ay uga ka dhiganyahay joogitaankooda Degaanka […]

xudur

Daawo:Laftagareen oo xariga ka jarey Tariminalka garoonka diyaaradaha Xudur

30th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka iyo duulista Hawada Dowlad Goboleedka […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Masuul ka Tirsan Puntland u Magacaabay gudoomiyaha Kismaayo

30th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye cusub oo ka mid ahaa Maamulka Puntland u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. […]

mahdi

Akhriso:Habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi oo la soo saaray

30th October 2021 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee lagu waddo in maalinta berri ay ka […]

Astaan

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Soomaali Sidii Xoolihii Xeryo laga Buuxshay

30th October 2021 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay dad Soomaali ah oo ku nool […]

balanbal

Daawo:Masuuliyiin Ka Qayb Galay dhagax dhiga Iskuulka farsamada

30th October 2021 admin 0

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka galmudug ayaa waxa ay maanta si wada jira oga dhagax dhigeen degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud dugsiga farsamada gacanta. […]

carab

Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya oo Lagu eedeyey inuu Boobayo Kuriga Hop239

29th October 2021 admin 1

Waxgarad kasoo Jeeda Gobolada waqooyi ayaa ku eedeeyay Ra’isulwasaare kuxigeenka Dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guleed “Khadar” inuu kursiga #Hop239 uweecinayo dhinac aan laga lahayn.

qoorqoor

Qoorqoor oo Waheliyo Mahad Salaad ayaa Booqday Xeryaha Ciidamada ee Guriceel

29th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo waheliyo Mahad Salaad ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee […]

balanbal

Daawo:Bulshada Balanbal oo Loogu Baaqay inay ka qayb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaradaha

29th October 2021 admin 0

Kulano ay soo qaban qaabiyeen guddiga dhismaha airporta degmada Balanballe ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Balanballe waxaana u […]

caliciid

Qoorqoor oo Guriceel ka dhigay Degmo iyo Cali Ciid oo Isbaaro u dhigtay Balanballe

29th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xalay Degmada Guriceel kulan kula qaatay maamulka magaalada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada […]

Posts pagination

1 2 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes