Daawo:Masuuliyiin Ka Qayb Galay dhagax dhiga Iskuulka farsamada

balanbal

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka galmudug ayaa waxa ay maanta si wada jira oga dhagax dhigeen degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud dugsiga farsamada gacanta.

Gudoomiyaha degmada Balanballe jaamac xayle ayaa ogu horayntii ka hadlay dhagax dhigga dugsiga farsamada gacanta. Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda abdirihmaan macalin, Xildhibaan cabdirixmaan xuseen faarax xildhibaan gurey, xildhibaan mawliid sheeikh cali iyo agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha jaamacadda umadda Maxamed cabdullahi aadan ayaa ayaguna dhankooda ka hadlay munaasabadaan lagu dhagax dhigayay dugsiga farsamada gacanta.

Bulshada Balanballe ayaa sooDhawaysay dhagax dhigga dugsigaan farsamada gacanta waxayna sheegeen in uu ku soo aaday xilli loo baahnaa.

Hoos Ka daawo warbixintii Wariye Bulshaawe Jeyte.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.