Madaxwsynaha Koonfurgalbeed oo Dib ugu Laabtay Baydhabo

lafatagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Hudur ee Gobolka Bakool ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxwaynr Laftagareen ayaa intuu joogay Magaalqda Xudur waxuu kulan la waatay Maamulka iyo Bulshada Magaalada Xudur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.