Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

rooble

Akhriso:Rooble oo Bulshada la wadaagay Canaan uga timid Maraykanka

21st September 2021 admin 0

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo madaxda dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble, ee ah inay xalliyaan muranka siyaasadeed ee […]

xuseenceelabe

Video+Sawiro:Xuseen Ceelaabe Faahiye oo loogu magac daray Wasarada Qorshaynta

20th September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Xildhibaanno, Senatoro ayaa maanta ku dhawaaqay in dhismaha Daarta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay ku shaqeyneyso loogu […]

dubbe

Sawiro:Wasiir Dubbe oo kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha

20th September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is barasho ku dhisan la’ yeeshay Safiirka cusub ee […]

Wasiir

Sawiro:Wasiirka Wasaaradda Soomaliya oo kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub

20th September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub u […]

icj

Xiliga Lagu dhawaaqato Go’aanka Dacwada bada Soomaliya iyo Kenya oo la shaaciyey

20th September 2021 admin 1

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyey goorta ay maxkamadda ICJ rideyso xukunka badda Soomaaliya ee Kenya […]

Qoorqoor

Rooble iyo Qoor qoor oo codsaday Joojinta shirka Maamul goboleedyada

20th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan ay yeesheen xalay waxaa lagu […]

balanbal

Daawo:Bulshada Balanbal oo Codsadey in laga qayb qaato dhismaha Garoonka diyaradaha Balanbal

19th September 2021 admin 0

Maanta oo ah Axad waxaa Magaalada Balanbal ee Gobolka galgaduud ka bilowday Dhismaha Garoonka diyaaradaha oo lagu dhisaayo isxilqaan kaas dhismihiisa Bilaabeen Bulshada Balanbal, waxayn […]

xasankoboc

Daawo:Senetor Kobac oo ka hadlay guusha uu ka gaaray doorashadii Hirshabeelle

19th September 2021 admin 0

Senator Xasan Iidow Muxumad “Koboc” ahna ganacsade ayaa ku guuleystey doorasho ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xasan Koboc ayaa waxa uu […]

buulabarde

Daawo:Maamulka Buula Barde oo ka warbixiyey qaraxii loogaystay garoonka Diyaradaha

19th September 2021 admin 0

Ururka aragaxisada Al-shabaab ayaa Qaraxyo miino ah ku xiray garoonka diyaaradaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana jira khasaaro kala duwan ay qaraxyada geysteen oo […]

rooble

Sawiro:Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada

19th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada, iyadoo lagu soo bandhigay qorshaha […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo sheegay Itoobiya inay nooga duwan tahay dalalka kale

19th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka madaxtooyadda ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya […]

shabab

Sawiro:Al-Shabaab oo bur buriyay garoonka diyaaradaha Buula-burde

19th September 2021 admin 0

Ururka aragaxisada Al-shabaab ayaa Qaraxyo miino ah ku xiray garoonka diyaaradaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana jira khasaaro kala duwan ay qaraxyada geysteen. Dhismaha […]

hirshabeele

Daawo:Doorashadii aqalka Sare ee Hirshabeele oo laysu Gacan Qaaday

18th September 2021 admin 0

Doorashadii Hirshabeelle ee Aqalka Sare ee ka dhacaysay magaalada Jowhar caawo ayaa gebi ahaanba lagu kala tagay kadib markii qaar kamida xildhibaanada Hirshabeele buuq iyo […]

Xananbuure

Daawo:Galmudug oo ku baaqday joojinta Colaadda Xananbuure ee gobolka Galgaduud

18th September 2021 admin 0

Maamulka Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa ku baaqey joojinta xiisad colaadeed oo u dhexeeysa beelo walaalo ah oo kasoo cusboonaadey […]

farmaajo

Shirkii Madaxwayne farmaajo ku baaqay oo baaqday Maanta

18th September 2021 admin 0

Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hore u iclaamiyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu qabsoomo maanta oo ay […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes