Daawo:Senetor Kobac oo ka hadlay guusha uu ka gaaray doorashadii Hirshabeelle

xasankoboc

Senator Xasan Iidow Muxumad “Koboc” ahna ganacsade ayaa ku guuleystey doorasho ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle.

Xasan Koboc ayaa waxa uu helay codad gaaraya 69 cod, halka uu musharaxii la tartamayay Cabdinuur maxamed Ibraahin uu ka helay codad gaaraya 22 cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.