Daawo:Bulshada Balanbal oo Codsadey in laga qayb qaato dhismaha Garoonka diyaradaha Balanbal

balanbal

Maanta oo ah Axad waxaa Magaalada Balanbal ee Gobolka galgaduud ka bilowday Dhismaha Garoonka diyaaradaha oo lagu dhisaayo isxilqaan kaas dhismihiisa Bilaabeen Bulshada Balanbal, waxayn ugu baaqeen Dowlada soomaaliya, Maamulka Galmudug, qurbajoogta iyo dadka wanaaga Jecel inay ka qayb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaradaha Balanbale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.