Daawo:Maamulka Buula Barde oo ka warbixiyey qaraxii loogaystay garoonka Diyaradaha

buulabarde

Ururka aragaxisada Al-shabaab ayaa Qaraxyo miino ah ku xiray garoonka diyaaradaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana jira khasaaro kala duwan ay qaraxyada geysteen oo isgu jira burbur xoogan oo soo gaaray dhismiihii garoonka iyo dad ku dhaawacmay.

Gudoomiyaha Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan axmed Mahad Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey qaraxa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Buulabarde.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.