Daawo:Doorashadii aqalka Sare ee Hirshabeele oo laysu Gacan Qaaday

hirshabeele

Doorashadii Hirshabeelle ee Aqalka Sare ee ka dhacaysay magaalada Jowhar caawo ayaa gebi ahaanba lagu kala tagay kadib markii qaar kamida xildhibaanada Hirshabeele buuq iyo gacan ka hadal ka sameeyeen goobtii ay doorashada ka socotay.


kursiga buuqa iyo rabshadaha dhaliyey ayaa haa kursiga beesha Adeerada ee Xawaadle waxaana u tartamayay Shan musharax oo mid tanaasulay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.