Akhriso:Rooble oo Bulshada la wadaagay Canaan uga timid Maraykanka

rooble

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo madaxda dawladda Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble, ee ah inay xalliyaan muranka siyaasadeed ee ka dhexeeya.

Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta ee awoodiisi uu dhimay madaxwaynaha Soomaaliya ayaa bulshada la wadaagay fariin uga timid isaga iyo madaxeaynaha Soomaaliya dowlada Maraynka.

hois ka akhriso qoraalkii rooble bulshada la wadaagay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.