Dhageyso:Fahad Yasiin oo Diyaarad qaasa Muqdisho ku yimid

Fahadyaasiin

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray taliyihii hore ee nabasugidda Soomaaliya ahna la taliyaha xaga amniga Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Fahad Yaasiin kadib markii dhawaan lagu xanibay dalka Jabuuti xilli uu kusii socday Muqdisho.

Fahad Yasiin ayaa muqdisho uga qayb galaya shirkii guddiga amniga qaranka ee uu dib u dhaca ku yimid, waxaana shirkaa looga hadlayaa kiiska Ikraan Tahaliil.

Gudoomiye xigeenka amniga G/Banaadir Cali Yare ayaa sheegay Fahad Yasin inuu Saaka Diyaarad khaas ah Muqdisho ku yimid isagoo toos Istambuul uga so kicitamay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.