Xiliga Lagu dhawaaqato Go’aanka Dacwada bada Soomaliya iyo Kenya oo la shaaciyey

icj

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyey goorta ay maxkamadda ICJ rideyso xukunka badda Soomaaliya ee Kenya ay muranka gelisay.

“Alxamdulillaah,Waxaa farxad ii ah in aan Ummadda Soomaaliyeed la wadaago in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ay xukunka dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya soo saari doonto 12ka Oktober, 2021,” ayuu Mahdi Guuleed qoraalkiisa ku yiri.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.