Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

karaash

Daawo:Karaash oo kulan la qaatay Taliyaha Boliiska Soomaliyeed

2nd November 2020 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble Maamulka Banaadir ku amray waxqabashada Biyaha jidadka fadhiya

2nd November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ugu yeeray guddoonka gobolka Banaadir ayaa faray in ay deg deg wax uga qabtaan […]

goonjeex

Daawo:Senator ka tirsan Aqalka Sare oo Weerar Afka ku qaaday Axmed Madoobe

2nd November 2020 admin 0

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo kamida Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Weearar Afka ku qaaday Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe. Senator Goonjeex oo ka hadlaayey […]

qoorqoor

Shirkii Golaha wasiirada Galmudug oo laga hadlay amniga iyo ladagaalanka shabaab

2nd November 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda oo maata looga hadlay qodobo kala duwan, laguna meelmariyey afar (4) Hindise sharciyeed. […]

mursal

Sawiro:Barlamaanka soomaaliya oo meelmariyay Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda Diiwaangelinta

2nd November 2020 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka dhismaha Hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, waxaana ogol ugu codeysay 143-mudane oo ah […]

mahdi

Daawo:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib u dhiska Wasaaradaha Cadaaladda

2nd November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha Cadaaladda iyo Awqaafta iyo Arrimaha […]

boliis

Sawiro:Taliyaha Boliiska oo kormeeray xarumaha doorashada loo diyaariyay ee Puntland

2nd November 2020 admin 0

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya S/gaas.Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa maanta  kormeeray xarumaha qaar kamid ah goobaha ay ka dhici doonto […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo maanta ka doodaya xeerka jinsiyadaha iyo socdaalka

2nd November 2020 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeelanaya Xaruntooda Villa Hargaysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh […]

roob

Roobab hakiyey isu socodka gadiidka iyo Bulshada oo ka da’ay Muqdisho

2nd November 2020 admin 0

Roobab xalay ka curtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho oo aan […]

waraabe

Daawo:Faysal Cali waraabe oo ka qayb galay kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya

1st November 2020 admin 1

Gudoomiyaha xisibiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa ka qayb galay kulan ka dhacay Magaalada Nairobi oo ay ka qayb galeen xildhibaano ka tirsan dowlada Soomaaliya […]

boliis

Sawiro:Taliyaha Booliska Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe

1st November 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo saraakiil uu hogaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada garoowe ee caasimada dowlad goboleedka Punland. Wafiga […]

aqalka sare

Daawo:Cabdi xaashi oo sheegay in dowlada faragalin ku hayso Xulista Xildhibaanda

1st November 2020 admin 1

Gudoomiyaha Aqalka Sarre Cabdi xaashi ayaa ka warbixiyey Qilaaf ka jira soo xulista Xildhibaanada Gobolka Waqooyi kuwaas oo doorashadooda ka dhacayso Muqdisho. Gudoomiye Cabdi Xaashi […]

ciidankkofurgalbeed

Taliska Ciidamada Qalabka sida ee KGS oo Awaamiir kusoo rogey Ciidamada

1st November 2020 admin 0

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Baydhabo ugu qabteen taliyaha qeybta 60aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay iyo […]

itoobiyaairline

Daawo:Puntland oo war kasoo saartay Itoobiya Airline oo joojisay Imaatinkii Puntland

1st November 2020 admin 0

Wasiir Duulista hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilayaas Cusmaan lagatuur oo shir jira’iid ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Diyaaradihii Caalamiga ahaa ee Imaan Jiray […]

hirshabeele

Jadwalka doorashada guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyey

1st November 2020 admin 0

Guddiga doorashada guddoonka labaad ee barlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta oo axad ah soo saaray jadwalka  doorashada guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Hirshabeelle kadib shir jaraa’id […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes