Taliska Ciidamada Qalabka sida ee KGS oo Awaamiir kusoo rogey Ciidamada

ciidankkofurgalbeed

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Baydhabo ugu qabteen taliyaha qeybta 60aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ka dib shir ay yeesheen saraakiisha ciidamada Qalabka sida qeybta koonfur galbeed, oo looga arinsaneyay arrimaha amaanka deeganada koonfur galbeed Soomaaliya.

Shirkaan ay yeesheen Taliyaasha iyo Maxkamada Ciidamada Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga soo saarey Awaamiir ku aadan Askarigii dil ama faldambiyeed geysta una hogaansami waayo Amarka Talihiisa , in lala tiigsan doono Shaciga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.