Daawo:Puntland oo war kasoo saartay Itoobiya Airline oo joojisay Imaatinkii Puntland

itoobiyaairline

Wasiir Duulista hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilayaas Cusmaan lagatuur oo shir jira’iid ku qabtay Garoowe ayaa ka hadlay Diyaaradihii Caalamiga ahaa ee Imaan Jiray Puntland gaar ahaan Itoobiya Airline.

Wasiir Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Ilayaas Cusmaan lagatuur ayaa beeniyey warar sheegaya inay hakad galeen qaar kamid ah Duulimaadyadii caalamiga ahaa ee imaan jirey Garoomada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.