Daawo:Cabdi xaashi oo sheegay in dowlada faragalin ku hayso Xulista Xildhibaanda

aqalka sare

Gudoomiyaha Aqalka Sarre Cabdi xaashi ayaa ka warbixiyey Qilaaf ka jira soo xulista Xildhibaanada Gobolka Waqooyi kuwaas oo doorashadooda ka dhacayso Muqdisho.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay Dowlada Federaalka ah inay faragalin ku hayso xulista Xildhibaanda gobolada Waqooyi.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.