Daawo:Senator ka tirsan Aqalka Sare oo Weerar Afka ku qaaday Axmed Madoobe

goonjeex

Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo kamida Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Weearar Afka ku qaaday Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Senator Goonjeex oo ka hadlaayey Munaasabad looga hadlaayey dilkii Magaalada Kismaayo loogu gaystay Wakiilkii Xawilaada Amaal ayaa waxuu sheegay Maamulka Kismaayo Joogo inuu yaha Faashid mana u aqoonasanin maamul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.