Daawo:Faysal Cali waraabe oo ka qayb galay kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya

waraabe

Gudoomiyaha xisibiga Ucid Faysal Cali waraabe ayaa ka qayb galay kulan ka dhacay Magaalada Nairobi oo ay ka qayb galeen xildhibaano ka tirsan dowlada Soomaaliya oo looga hadlaayey Doorashada Xildhibaanada Dowlada Soomaaliya.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.